Nin u dhashay Sacuudiga oo gabar uu guursan lahaa ku waayey sabab lala fajacay

Maxkamad ku taalla dalka Saudia Arabiya ayaa xukuntay in haweeney dalkaasi u dhalatay aanay guursan karin nin ay ragga ka soo xulatay sababo lagu sheegay inuu miyuusic garaacay. Garsoorka ayaa ninkaasi waxay u arkeen in diin ahaan uusan gabadhaasi u qalmin. Go’aanka maxkamadda ayaa waxa taageeray aragtida qaraabada haweeneyda kuwaasoo ka soo horjeestay guurka. Dad … Continue reading Nin u dhashay Sacuudiga oo gabar uu guursan lahaa ku waayey sabab lala fajacay